Asked Questions
Waxaad halkan ka heleysaa Jawaabaha Su'aalaha ugu badan ee nala soo weydiiyay, sidoo kalana laga yaabo inaad is weydiineyso adiga, fadlan hadii aad qabto su'aal aan hal-kan ku jirin waxaad nagula soo wadaagi kartaa whatsapp-ka hoose
Here you will find the answers to the most frequently asked questions, as well as the questions you may be asking yourself, please if you have any questions other than this one you can share them on whatsapp below
Digital Academy waa website laga helo labaatameeyo koorso oo hab online ah lagu baran karo, website-kan waxaa loo diyaariyay ardayda soomaaliyeed ee dhigta heerar-ka kala duwan ee waxbarashada iyo sidoo kale qof walba oo u suura geli waysay inuu xaadiro goobaha waxbarashada
website-ka Digital Academy waxaad casharada uga baran kartaa Steps kan soo socda
1. Inaad iibsato maadada aad u baahan tahay inaad barato
2. Inaad User-kaaga iyo Password-kaaga kusoo gasho website-ka
3. Waxaa kuusoo baxaya maadada ama maadooyinka aad iibsatay sidaasna waxaa u furan kartaa casharada maadadaada/
Muuqaal-kan hoose ka daawo
Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry. Lorem Ipsum has been the industry's standard dummy text ever since the 1500s, when an unknown printer took a galley of type and scrambled it.
Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry. Lorem Ipsum has been the industry's standard dummy text ever since the 1500s, when an unknown printer took a galley of type and scrambled it.